BEESHA JIDLE AMA MURULE
WEEYTAAN JIDLE WAA BEEL AMA QABIIL KA SOO JEEDA BEELWEYNTA HAWIYE IRIR SAMAALE
EE DHULKA LOOGU YIMID.
BEESHA MURULE WEEYTAAN JIDLE WAXAY YIHIIN BEESHA GUGUNDHABE, WANNA BEEL DEGTA SADEXDA WADAN EE DERISKA AH, SIDA SOOMAALIYA, KENYA, IYO ITOOBIYA OO BEESHU AY KU LEEDAHAY AWOODA IYO XOOGA UGU BADAN.
DHINACA KALE SOOMAALIYA BEESHU GOBOLADA AY KA DEGTO WAXAA KA MID AH:
GOBOLKA
HIIRAAN
SHABELLAHA DHEXE
SHABELAHA HOOSE
JUBADA DHEXE
MUQDISHO
KENYA WAXAY KA DEGTAA DEGMOOYINKA:
MANDERA
HAREERI HOOSLE
CARABIYA
FINO
LAFEY ALUNGU
WARANQARA
BAMBO
JABIBAAR
RHAMU
SALA
HAREERI
QUMBISO
QALAALIO
LIBIXIYA
GARBA QOLEEY
NEBOI IYO TUULOOYIN
YARYAR KALE
BEESHU DHINACA SIYAASADA EE KENYA WAY KU HOR MARSAN TAHAY, WAXAY KU LEEDAHAY XILDHIBAANO FIRFIRCOON, WAXAA KA DHASHAY BEESHA XILDHIBAANKII ALAHA U NAXARIISTEE LADHIHI JIRAY CABDULLAHI AABO JANO, OO AHAA NINKII BAARLAMAANKA KENYA U SUURO GELIYEY INAY SOO XIDHAAN KHAMIISKA, ISAGA IYO MADAX WEYNE MOI MARKEY ISKU DHACEEN, KADIB LOO ANSAXIYEY KHAMIISKA IN LALA SOO GELI KARO BAARLAMAANKA, MAA DAAMA UU YAHAY DHARKA UGU SAREEYA EE ISLAAMKU XIDHO,WAXAA KALOO BEESHA JIDLE KADHASHAY XILDHIBAAN SHACBAAN CALI ISAAQ,OO WASIIRKA BOOSTADA HOREY USOO AHAAN JIRAY, WAXAA KALOO BEESHA KA DHASHAY MAXAMED XUSEEN QARAS, OO HADA XILKA XILDHIBAANNIMADA KA HAYA DALKA KENYA.
DHINACA ITOOBIYA BEESHU WAXAY DEGTAA DEGMOOYINKAN SOO SOCDA EE KALA AH
MUSTAXIIL
MAYU MULUQAA
MULI CAANA
MIEYSO
FIIQ
BAABILI
BORDODE
AFDAM
HAWAASE
LAGAHIDA
SIIMANE
WAXAA KALOO BEESHU AY DEGTAA SIDA GOBOLKA BAALI MAGAALADA:
SALAXAAD
GOOBA
KURKUR
MIJA
GABRIILE
BURQAA TIRTIRE
BEESHU WAXAY SI AADA U DEGEN TAHAY ILAA IYO BURTA QUNDHUDHA OO AH MEESHA UU KU AASAN YAHAY DUQII AHAA HAWIYE IRIR SAMAALE.
BEESHU WAXAY XUDUUDO AAD U ADAG LA LEEDAHAY QOWMIYADA OROMADA OO DAGAALO BADAN LA GASHA, IYAGA OO DUFAACA XUDUUDA DEGAANKA SOOMAALIDA EE DHINACA ADIS ABABA IYO NASIREET,DHINACA SIYAASADA BESHA JIDLE WIXII KILILKA 5AAD AH WAXAY UGA JIRTAA SI FIRFIR COON WAXAY BEESHU LEE DAHAY XILDHIBAANO BADAN OO GAARAYA ILAA IYO 6 XILDHIBAAN,IYO HAL WASIIR OO AH MIDKA WAX BARASHADA, IN KASTOO SALUUG UU JIRO WAA LA SUGAYAA WASIIRO KALE IN BEESHU YEELATO MUDOOYINKA SOO SOCDA,BEESHU WAA XOOLO DHAQATO U BADAN DHUL BAADIYEEDKA GOBOLADA HERER IYO GOBOLKA BAALI IYO GOBOLKA SHINIILE IYO GOBOLKA OROMADU DEGTO EE KILILKA 4AAD,
DINACA GANACSIGA BEESHU WAXAY KU XIRAN TAHAY (XAGA DOWLADA DEEGANKA) WADANKA JABUUTI OO ISKU XIDHA KUNA TAALO WADADA LOO YAQAANO XADIIDKA EE TAREENKU MARO,WAXAA KALOO BEESHU LEEHDAHAY GANAC SIGA QAADKA EE TAGA SOOMAALIYA SIDA
MUQDISHO
BELEDWEEYNE
SAMAREEB
GURICEEL
BEYDHABO
MATABAAN
GALKACYO
GAROWE
BOSASO
BEESHU WAXAA KALE GANACDSATADEEDU UDIRI JIREEN QAADKA WADAMAHA INGRIISKA (LONDON) HOLLAND, SWEDEN. HADA GANACSI FARA BADAN KUSAABSAN PETROL KA, ISGAARSIINTA (SAFARICOM) IYO CARGO LOGISTICS (TRANSPORT IYO SHIPPING) AY UBADANYIHIIN....
WAX BARASHO BEESHU AAD AYEY XOOGA U SAARTAY,DHINACA QURBAHA BEESHA WAXAA LA DHIHI KARAA WAXAY KA MID TAHAY BEELAHA HAWIYE EE UGU BADAN QURBA JOOGTA, DADKAAS QURBAHA JOOGA AYEY BEESHU AAD U QUU DAREYNEYSAA INAY KA QAYB QAATAAN WAX KA BEDELITAANKA HOR MARINTA SIYAASADA IYO WAX LA QAYBSIGA MARXALADAHA ADAG EE DALKU KU SUGAN YAHAY HADAY NOQOTO SOMALIA, KENYA IYO ETHIOPIA IN TABA, WAA BEEL HADA UGUN TATAY ISKU DUUBNI IYO WADA SHAQAYN IYO MIDNIMO LAGU HANTO WAXYAABAHA HORYAALA EE SUGAYA, KUNA AADAN WAX LAQAYBSIGA QOWMIYADAHA SOOMAALIDA EE WAX KALA DHEXEEYAAN MEEL KASTABA HA JOOGEENE,
GUGUNDHABA HAWIYE WAXAA LOO QEYBIYAA LABO KALA AH:
1.JIDLE - MURULE KA MID YAHAY
2. JIBADHE
(BAADICADE IYO JIJELE). GALJECEL AMA SARANSOOR WAXAA LOO YAHAY REER ABTI. WAXAA
SOO KORI GUGUNDHABE. SIDAAS OOGEED GUGUNDHABA AYAA LUGU TIRIYAA.
JIDLE WAA CURADKII GUGUNDHABE HAWIYE, WUXUU UGU QUMANYAHAY BAADICADE IYO JIJELE ADEER.
BEESHA DHANKA KENYA WAXAY SULDHAAN UDOORATI SULDHAAN MAXMUUD KHALIF.
KILINKA SHANAAD - SOMALI REGION OF ETHIOPIA WAXAA KA AH UGAAS MUDANE UGAAS AXMED SHEEKH MUKHTAAR (SANYARE) - WAA UGAASKA BEESHA MURULE WEEYTAAN JIDLE HADA WADANKA ETHIOPIA.
SOMALIA ILAA HADA UGAAS RASMI LAMA SAMEEYN LAAKIN UGAAS HUSSEIN DIYAD - KISMAYO AYAA LOO WADAA JEGADA INSHALLAH.
BEESHU WAXAY SI MIDEYSAN U ILAA LISAA XUDUUDKII KORE EE SOOMAALIYA, BEESHU WAA MID KU MASHQUULSAN ILAALADA CADAWGA AAN SOMALIGA AHAYN EE DAMUCU WADO
DHINACA SIYAASADA SOOMAALIYA BEESHU WAXAY KA CAYAARTAY DOOR MU HIIMA OO LA TAA BAN KARO, BEE SHU WAXAY USOO SAFATAY SIDII AY UGA QAADAN LAHAYD XUBIN TOODA XEER JAJABKII DOWLADA FEDRAALKA AH LAGU SOO DHISAY, BEESHU WAXAY KA HESHAY HAL XILDHIBAAN OO LA YIRAAHDO MUDANE C/FATAAX AXMED MUUMIN SHEEKOOY OO KA MID AHAA RAGII U SOO SAFTAY ISUNA TAAGAY RAADINTA QARAN SOOMAALIYEED, MARKII DAMBE C/FATAAX WUXUU KA MID AHAA XILDHIBAANADII IS CASILAY,MARKUU ARKAY TAAG DARIDA DOWLADA IYO CULAYSKA SII KORDHAYA EE SAARAA SHACBIGA REER MUQDISHO, WAXAY XILKIISII BEESHU SI WADA JIR AH UGU DHIIBTAY MUDANE CALI QAYLOOY MUUMIN, OO HOREY U AHAAN JIRAY GAASHAANLE SARE WAKHTIGII DOWLADII MAXAMED SIYAAD BARE,BEESHU HADANA WAXAY QAYB KA HESHAY GARABKII SHEEKH SHARIIF EE JABUUTI,OO BEESHU KU YEELATAY XUBIN BAAR LAMAAN OO KALE,XILKAAS OO SI WADA JIRA LOOGU DOORTAY MUDANE UGAAS AXMED SHEEKH MUKHTAAR (SANYARE), OO AH RAGA UDUB DHAXAADKA U AH DOWLADA IMINKA JIRTA,BEESHU WAXAY MAR WALBA U TAAGAN TAHAY MIDNIMADA IYO IS FAHAN DHEX MARA BEELAHA HAWIYE,IRIR,SAMAALE,IYO WELIBA UMADA SOOMAALIYEED OO DHAN,BEESHU WAXAY KA MADAX BANAAN TAHAY COLAADAHA SOKEEYEEE DALKA KA DHACAY,BEESHU WAA MID MUDAN IN LALA TASHADO, RUUXII CAAFIMAAD QABA, MAADAAMA AY SAN BEESHU AQOONIN COLAAD SOKEEYE.
BESSHA MURULE WUXUU U KALA BAXAA 4 LA FOOD OO WAA WEYN OO KALA AH:
1. YABARSEIN
2. SHARMARKE
3. KUULOW
4. NACABSOOR