Beesha Murule Weeytaan Jidle Gugundhabe Hawiye Irir Samaale(Somali) are an indegenious somali clan that inhabits Kenya, Somalia, Ethiopia Somali Region as well in many diaspora like Djibouti, Somaliland. The Community is an Original Somali clan having descended from IRIR SAMAALE, The Son of Samaale, sometimes pronounced as SOMALI. Murule live in Herer Region of Ethiopia, Mustaxiil Region, Godeey, Hiiraan, Mandera, Bakool as well as Jubaland. This is a blog about them. dalahow@gmail.com
Saturday, May 09, 2020
Sunday, April 26, 2020
MADAXWEEYNAHA DOOWLAD DEEGAANKA SOMALI REGION - ETHIOPIA
Ina cagjar waxa uu soo wado iyo wabiga yaa weyn.
Beesha jidle oo ah beesha ogu badan beelaha hawiye ee daga dowlad deegaanka somalida ethopia ayaa gabi ahaanba mar qur ah weysay, gudoomiyahii jaamacada jig jiga oo lagu badalay nin eey isku laf yihiin madaxweyne cagjar oo ah ogaadeen reer isaaq.
Halka xubnihii xisbiga barwaaqa ka soo gaaray deegaanka oo ahaa 23 xubnood oo loo qeybinaayo 92 degmo oo eey ka koobantahay DDS.
Afartii degmaba waxa eey xaq u leedahay 1 xubin oo xisbiga ah beesha jidle oo si gaar ah u dagta 4 dagmo wax xubin ah kuma laha halka beesha karanle oo dagta 2 dagmo xubintii jidle loo siiyay hawiye ahaan.
Beesha karanle waxey horay u haysatay wasiirkii jidle, safiirkii ethopia ee somalia oo hawiye loo xisaaabiyo awood qeybsiga DDS.
Halka beeshii ogu badneyd hawiye ee jidle eey marqaati ka tahay xubnaha siyaasad eey helaayaan beelaha hawiye iyagoo si gaar ah u dago degmooyinka kala ah.
1. Ma'iise
2. Mustaxiil
3. Mayuu
4. Lagahida, oo horay cadalad dara kaga jirtay
Waxeey wax ka dagaan degmoyiinka kala ah.
5. Qubi
6. Babiley
7. Dhanaan
8. Fiiq
9. Tuliguleed
10. Afdama
11. Babileey
Guud ahaan beesha jidle degmooyinka ee dagaan waa 11 degmo mana laha
1. Wasiir buuxa
2. Maareeye
3. Xubin xisbi
4. Gudoomiye baarlamaan
5. Gudoomiye gobala waliba gobalka errar degmooyiinka ogu badan ayeey ka dagaan sida degmooyinka, FIIQ, MAYUU, LAGAHIDA, QUBI cadaalad darada jirta ayeey ahey in gobala aad ku yeelato degmooyinka ogu badan gudomiyane aad ka aheyn.
Beesha jidle oo dagta labada xuduud ee somalia iyo oromia ahna halka laga difaaco oramada damacsan dhul balaarsiga waxba looma ogol hadii eey sidaan ku sii socoto beesha jidle go,aan lama filaan ah ayeey gaari doonta.
Sidoo kale waxaan halkaan baaq oga direysa ra'isul wasaraha ethopia Abiya Ahmed in uu si dhow ola socdo xaalad deeganka ee cadaalad darad daashatay.
#Gugundhabecommunity

Sunday, March 22, 2020
Wednesday, March 18, 2020
Thursday, March 05, 2020
LIYU POLICE OO GUGUNDHABE BARAKICIN KU HAAYA DEEGANKA SOOMALIDA ETHIOPIA
Jabhada beesha ogadeen ee liyuu bolis oo gumaad ba an u gaysatay beesha gugundhabe hawiye ee dagan Gobolka fiiq gaar ahaan tuulada samane. Xataa caruurtii 1 jirka ahayd lama.dhaafin safbaa laga maray
Waxa si toos ah u bilaabtay barakicin baahsan. Oo beelaha Aan ogadeenka ahayn lagaga bara kicinayo guud ahaan somali galbeed waxan rajaynaya in la.iska celin doono jabhada liyu boolis dhawaan dhirbaaxo ba ana lagu dhufan doono.
Walalaha Ogaaden Ah, Ogadaan dhiiga walalhood Ee dadanaayo xaqdarada ineesan meel kutageen waxaa lasoo sheegaya shimasho Dhawac Loogestay beelaha gugundhabe degan Kilinka Shanaad.
Irir samale ha kaco arintaan wax ha ka qabto.
Sunday, January 05, 2020
ARABIA SOLAR WATER PUMPING - MANDERA COUNTY
Arabia hybrid Solar water pumping installation , Arabia Ward , Mandera C...
Friday, January 03, 2020
HOLY QURAN PROGRAMS IN LAFEY CONSTITUENCY - MANDERA COUNTY
This is commendable Al Huda Trust must continue these kind of programs not only in Lafey Constituency" , "Mandera County but to the whole NEP counties inshallah
Long Live Holy Quran Memorization Programs in Kenya.
Subscribe to:
Posts (Atom)