KUSOO DHAWAADA BEESHA MURULE ONLINE!!!...MURULE AMA MURALA WAA BEEL SOOMALIYEED OO DEGAN WADAMAHA KENYA, SOMALIA, ETHIOPIA IYO DHULKA SOOMALIYEED KALE...BEESHA WAXAY SIKALE LOO GARANAYAA JIDLE, WAXAANA WALAALA DHOW AY YIHIIN BAADICADE IYO JIJELE...ABTIRISKA MURULAHA WAA SIDAAN....MURULA- WEEYTAN-JIDLE- GUGUNDHABA- HAWIYE - IRIR - SAMAALE (SOMALI)

Sunday, December 15, 2019

KULAMAHA UGAASKA JIDLE: UGAAS ALI UGAAS NUUR

Kulanmo dhaweyn loosameyay Ugaaska Guud Beesha Jidle Ugaas Ali Ugaas Nuure. Wabarka guud beesha baadicade wabar Maxamed Wabar Axmed iyo Wabarka Jijeele Ugaaska Gaaljecel Waziirka Gugundhabe Waziir Canshuur iyo Xildhibaano ayaa booqasho kutagay Hoyga Uu kadaganyahy Ugaaska Beesha Jidle Ugaas Cali Ugaas Nuur. Ugaaska ayaa uyimid caleema saarka Gudoonka Golaha beelaha Habargidir Gudoomiye Shirwac.

Ugaas cali ayaa ilaa 30sano kamaqnaa saaxada Ugaasyada beelaha Somaaliyed asagoo kunool intaas Dowlad Deeganka somaalida Ethiopia (Somali Regional State)