KUSOO DHAWAADA BEESHA MURULE ONLINE!!!...MURULE AMA MURALA WAA BEEL SOOMALIYEED OO DEGAN WADAMAHA KENYA, SOMALIA, ETHIOPIA IYO DHULKA SOOMALIYEED KALE...BEESHA WAXAY SIKALE LOO GARANAYAA JIDLE, WAXAANA WALAALA DHOW AY YIHIIN BAADICADE IYO JIJELE...ABTIRISKA MURULAHA WAA SIDAAN....MURULA- WEEYTAN-JIDLE- GUGUNDHABA- HAWIYE - IRIR - SAMAALE (SOMALI)

SOMALILAND


BEESHA MAXBUUB (JAAMAC WACEEYS ABDI (YABARSEIN) 

Asc ww qaraabo maanta waxan wax ka taabanaynaa jufo ka mida beesha oo degta somaliland oo loo yaqaaano maxbuub.

maxbuub tu waa qabiil hadda loo yaqaan in uu ka tirsanyahay habar-awal gaar ahaan nuux-ismaciil{shirdoon}. hadaba si aan u ogaano xaqiiqada Beesha Maxbuubeed waxaa muhim ah in aynu ka warsano dadka ah isla qabiilka islamarkaana aqoonta u leh taariikhdooda.

Ugu horayn maxbuubtu waa qabiil asal ahaan Hawiye ah. 

Mana ka tirsana qabiillada Beelwaynta Hawiye gaashaanbuurta la ah, Gaal-jecel oo kale, sida aan ku arkay dad waxaa kusoo qoray internetka islamarkaana u eekaysiinayay xaqiiqo ay hubaan. Wax ka jiraa se ma jiraan, Maxbuub na noqon mayso Gaal-jecel waayo alle ba kama dhigin.

Hawiye waxa ka mid ah caruurtiisa gugudhabe oo ah curadka hawiye, gugudhabe caruurtiisana waxaa kamid ah jidle, jidluhu waa qabiil dega Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya. Jidle isna caruurtiisa waxaa kamid Murale Weeytaan Jidle. Murale Weytaan waxa caruurtiisa kamid ah Abdi Yaabarseen 

Murale oo dhalay 4 wiil oo kamid ahaa Wacays Cabdi Yabarseen ayaa sii dhalay Faatax Waceeys iyo Jaamac Wacays. Jaamac Waceeys waa wiilka Wacays Cabdi waxaanu sii dhalay Maxamed (Maxbuub) Caraale. Markaa abtirka saxda ahay waxa weeyi. 

Maxbuub Caraale Jaamac Wacays Cabdi(Yabarsein) Muthuway Garunla, Daba,  Murule Weytaan Jidle Gugundhabe Hawiye Irir Samaale.

Courtesy of Jidle Community - Facebook