KUSOO DHAWAADA BEESHA MURULE ONLINE!!!...MURULE AMA MURALA WAA BEEL SOOMALIYEED OO DEGAN WADAMAHA KENYA, SOMALIA, ETHIOPIA IYO DHULKA SOOMALIYEED KALE...BEESHA WAXAY SIKALE LOO GARANAYAA JIDLE, WAXAANA WALAALA DHOW AY YIHIIN BAADICADE IYO JIJELE...ABTIRISKA MURULAHA WAA SIDAAN....MURULA- WEEYTAN-JIDLE- GUGUNDHABA- HAWIYE - IRIR - SAMAALE (SOMALI)

Thursday, March 05, 2020

LIYU POLICE OO GUGUNDHABE BARAKICIN KU HAAYA DEEGANKA SOOMALIDA ETHIOPIA



Jabhada beesha ogadeen ee liyuu bolis oo gumaad ba an u gaysatay beesha gugundhabe hawiye ee dagan Gobolka fiiq gaar ahaan tuulada samane. Xataa caruurtii 1 jirka ahayd lama.dhaafin safbaa laga maray

Waxa si toos ah u bilaabtay barakicin baahsan.  Oo beelaha Aan ogadeenka ahayn lagaga bara kicinayo guud ahaan somali galbeed waxan rajaynaya in la.iska celin doono jabhada liyu boolis dhawaan dhirbaaxo ba ana lagu dhufan doono. 

Walalaha Ogaaden Ah,  Ogadaan dhiiga walalhood Ee dadanaayo xaqdarada ineesan meel kutageen waxaa lasoo sheegaya shimasho Dhawac Loogestay beelaha gugundhabe  degan Kilinka Shanaad. 

Irir samale ha kaco arintaan wax ha ka qabto.