KUSOO DHAWAADA BEESHA MURULE ONLINE!!!...MURULE AMA MURALA WAA BEEL SOOMALIYEED OO DEGAN WADAMAHA KENYA, SOMALIA, ETHIOPIA IYO DHULKA SOOMALIYEED KALE...BEESHA WAXAY SIKALE LOO GARANAYAA JIDLE, WAXAANA WALAALA DHOW AY YIHIIN BAADICADE IYO JIJELE...ABTIRISKA MURULAHA WAA SIDAAN....MURULA- WEEYTAN-JIDLE- GUGUNDHABA- HAWIYE - IRIR - SAMAALE (SOMALI)

Sunday, April 26, 2020

MADAXWEEYNAHA DOOWLAD DEEGAANKA SOMALI REGION - ETHIOPIA

Ina cagjar waxa uu soo wado iyo wabiga yaa weyn.

Beesha jidle oo ah beesha ogu badan beelaha hawiye ee daga dowlad deegaanka somalida ethopia ayaa gabi ahaanba mar qur ah weysay, gudoomiyahii jaamacada jig jiga oo lagu badalay nin eey isku laf yihiin madaxweyne cagjar oo ah ogaadeen reer isaaq.

Halka xubnihii xisbiga barwaaqa ka soo gaaray deegaanka oo ahaa 23 xubnood oo loo qeybinaayo 92 degmo oo eey ka koobantahay DDS.


Afartii degmaba waxa eey xaq u leedahay 1 xubin oo xisbiga ah beesha jidle oo si gaar ah u dagta 4 dagmo wax xubin ah kuma laha halka beesha karanle oo dagta 2 dagmo xubintii jidle loo siiyay hawiye ahaan.

Beesha karanle waxey horay u haysatay wasiirkii jidle, safiirkii ethopia ee somalia oo hawiye loo xisaaabiyo awood qeybsiga DDS.

Halka beeshii ogu badneyd hawiye ee jidle eey marqaati ka tahay xubnaha siyaasad eey helaayaan beelaha hawiye iyagoo si gaar ah u dago degmooyinka kala ah.

1. Ma'iise
2. Mustaxiil
3. Mayuu
4. Lagahida, oo horay cadalad dara kaga jirtay
Waxeey wax ka dagaan degmoyiinka kala ah.
5. Qubi
6. Babiley
7. Dhanaan
8. Fiiq
9. Tuliguleed
10. Afdama
11. Babileey

Guud ahaan beesha jidle degmooyinka ee dagaan waa 11 degmo mana laha
1. Wasiir buuxa
2. Maareeye
3. Xubin xisbi
4. Gudoomiye baarlamaan
5. Gudoomiye gobala waliba gobalka errar degmooyiinka ogu badan ayeey ka dagaan sida degmooyinka, FIIQ, MAYUU, LAGAHIDA, QUBI cadaalad darada jirta ayeey ahey in gobala aad ku yeelato degmooyinka ogu badan gudomiyane aad ka aheyn.

 Beesha jidle  oo dagta labada xuduud ee somalia iyo oromia ahna halka laga difaaco oramada damacsan dhul balaarsiga waxba looma ogol hadii eey sidaan ku sii socoto beesha jidle go,aan lama filaan ah ayeey gaari doonta.

Sidoo kale waxaan halkaan baaq oga direysa ra'isul wasaraha ethopia Abiya Ahmed in uu si dhow ola socdo xaalad deeganka ee cadaalad darad daashatay.

#Gugundhabecommunity