KUSOO DHAWAADA BEESHA MURULE ONLINE!!!...MURULE AMA MURALA WAA BEEL SOOMALIYEED OO DEGAN WADAMAHA KENYA, SOMALIA, ETHIOPIA IYO DHULKA SOOMALIYEED KALE...BEESHA WAXAY SIKALE LOO GARANAYAA JIDLE, WAXAANA WALAALA DHOW AY YIHIIN BAADICADE IYO JIJELE...ABTIRISKA MURULAHA WAA SIDAAN....MURULA- WEEYTAN-JIDLE- GUGUNDHABA- HAWIYE - IRIR - SAMAALE (SOMALI)

Saturday, December 12, 2020

CALEMA SAARKA UGAASKA BEESHA MURULE WEEYTAAN JIDLE - DOWLAD DEEGAANKA SOOMALIDA - SOMALI REGION OF ETHIOPIA




 Berito Inshallah. Caleema Saarka Ugaaska Beesha Murule - Somali Region - Dowlad Degaanka Soomalida Ethiopia

KURSIGA AQALKA SARE FEDERAALKA SOMALIA - BEESHA MURULE WEEYTAN JIDLE

Mashallah maanta oo ahayd Sabti waxaa lugu qabti Shir mideeyneeyso arimaha Beesha Murule Weeytaan ee dhanka Somalia oo laba musharax ay utaaganyihiin kursiga aqalka sare federaalka Somalia lugu qabti magaalada Nairobi

Shirkaas oo loo dhamaa Odayaal, Aqoonyaano, Waxgarad, Dhalinyaro ayaa lugu qabti Nomad Palace Hotel, Nairobi looga tala galay inay kahadlaan moowqifyaashooda hadii kursiga ay helaan Inshallah

Mudane yaasha waxay ahaayeen Mudane Abdirizack Yerow Mohamud iyo Mudane Dekow Dirie Sagar

Muhimada shirka wuxuu ahaa midnimada murule. Iyo sida musharaxinta murule ugu wada shaqeen lahayeen hormarinta reerka.

Beesha waxay iskuracdi inay anago midheeysan wadajir aah an korsiga federalka an radsano 

Beesha xibinteeyda Nairobi gaar aahan dhalinyaradha iyo aqoonyasha aad iyo aad ayeey usoodaweyeen wan laga midheeysmay Mashallah.

Sawiro