#Murule Abtirkiisa waa : Murule Weytan Jidle Gugundhabe Hawiye Qabiilka Murule Waa Qabiil Aad U Weyn Ama leh Dad kala Duwan Dad Magac leh , Ganasato , Culumaa'udiin , siyaasiyiin ,Xildhibaano , Askar , Police , Cayaartooy , Dhalinyaro isku xeran iyo Hooyin Beesha Murule ama Magac kale Jidle Waxay Degaan Wadamaha Somalia , Kenya ,Ethiopia , iyo Somaliland.
Marka Kenya lajooga, Beesha waxaa layirahaa Murule. Ethiopia, Somalia, Jabuuti waxaa lagayiraha Jidle ama Gugundaba. Waxay Gugundhaba Hawiye islayihiin Baadicade iyo Jejele.
#Beesha Murule ama #Jidle waxay degaan Somalia, Kenya, Ethiopia iyo Somaliland.
Somalia Waxay ka deganyihiin : Gobalada Banaadir , Shabeelooyinka , Jubooyinka , Bay bakool, Gedo iyo Hiiraan
Ethiopia waxay Kadagayihiin Mustaxiil, May iyo Meeyso iyo Shiniile, Addis Ababa iyo Kilinka Shanaad ay Somalida Dagto Ee Ethiopia. Waxayna ka tirsan yahiin Bulshada kala duwan Ee ku Dhaqan Wadankaas Siyaad Dhaqaale Sports Dhinac Walba.
Kenya Waxay ka Deganyihiin Gobalka Waqooyi Bari Kenya oo ubadanyihiin Mandera, Magalooyin Kala Duwan Sida Nairobi, Wajeer Ceelwaaq, Garisa iyo Tuuloyinka Dhamaantood oo kukalyaala Wadanka Kenya weey deganyihiin.
Waxe Aad u Dagaan Beeshaan Dalka Kenya Ayago ku jira Siyaasiyiin, Dhaqaalaha Ganacsiga, Ciidamada Kenya iyo Arimaha Bulshada . Ganacsada Ugu Badan Ee Beesha Murule Ayaa Ah Ganacsada Petrolka, Qaadka ama Jaadka Geesa Somalia Waa Beesha Kaliya Ee Gacanta ku Heesa Ganacsiga Qaadka Kenya Ee loo Iibgeeyo Gudaha Wadanka Somalia. Magalada ugu Badan Ee ku Noolyahiin Beeshan Waa Magalda Mandhera Oo ku taala Gobalka Waqooyi Bari Kenya Magadan aya ku Taala Xuduuda Wadamada Somalia , Kenya , iyo Ethiopia .
Beesha Murule Waxe ukala Baxda Afar Lafood oo kala ah: 1.Abdi Yabarsein 2. Sharmaarke, 3.Kuuloow , 4.Naabsoor.
Wax kabaro Dadka ugu Caansan Beeshaan Murule Ee Siyaasiyiinta iyo Ganasatadaba leh
Suldaanka Beesha Mohamud Khalif oo mar dhow lacaleeyma saaray 15.10.2016, Mudane Shaaban Ali Issack, MP oo Lafey Constituency, oo marhore ahaa Wasiirka arimaha Dowlada Kenya, Mudane Abdille Farah, Current MP for Mandera-Kenya, Mudane Mohamed Hussein Qaras, Former MP, Mandera East Constituency, The late Abdillahi Abajan, of PICK party of Kenya, Mr. Abdullahi Abdinoor Gessey, of IPAK kenya, a International/Local NGO, The former Kenya National Library Services Chairman, Abdi Mude, Director of Kenya Senate Assembly, Mohamed Ali, Ibrahim Abdi Dalahow, CEO- African Shipping Line, Abdirsirad Khalif, CEO -Tosha Petroluem, and several other reputable Bankers,Lawyers and corporate individuals.