KUSOO DHAWAADA BEESHA MURULE ONLINE!!!...MURULE AMA MURALA WAA BEEL SOOMALIYEED OO DEGAN WADAMAHA KENYA, SOMALIA, ETHIOPIA IYO DHULKA SOOMALIYEED KALE...BEESHA WAXAY SIKALE LOO GARANAYAA JIDLE, WAXAANA WALAALA DHOW AY YIHIIN BAADICADE IYO JIJELE...ABTIRISKA MURULAHA WAA SIDAAN....MURULA- WEEYTAN-JIDLE- GUGUNDHABA- HAWIYE - IRIR - SAMAALE (SOMALI)

Saturday, December 14, 2019

Monday, November 25, 2019

BEESHA JIDLE WAA INAY ISU DIYAARISO DOROSHADA SOOMALIYA 2020



Beesha Jidle Murule Weeytaan oo Katirsan Gugundhabe Hawiye Kala joogaan Qansax Dheere, Wajid, Xudur, Bardaale, BuulaMareer, Qoryooley, Saakoow, Jilib, Bardheere, Afmadoow, Beledweeyne iyo Xamar (Muqdisho) Waa inay isu diyaariyaan Doorashada 2021 kadhacaya Somalia


JIDLE COMMUNITY SOMALIA!!!

JIDLE is a community that lives in several places inside Somalia. We, the Jidles live closer to our kindred of the larger Gugundhabe clans like Baadicade and Jejele in Hiiraan State of Somalia as well as other states in Somalia. Jidle is composed of 2 major entities...Weeytaan and Muduraacde. Muduraacde, as a clan are very few in numbers and live in around Lower Shabelle as well as others live among other Jidles in Hiiraan region of Somalia. The other, Weeytan consist of 2 major clans...notable Murule, who are well known in Somalia, Kenya as well as Ethiopia .  The Weytaan clan live side by side in Hiiraan as well as Shabelle (Specifically in Qansax Dheere, Wajid, Xudur, Bardaale, BuulaMareer, Qoryooley, Saakoow, Jilib, Bardheere, Afmadoow, Beledweeyne iyo Xamar (Muqdisho)  and so many other areas in Somalia and Ethiopia. 

Somalia is going for elections 2021 and the community is under cameras once again...this time for the wrong reasons...Jidle ultimate areas for claiming legitimacy was probably in Hiiraan state, specifically in Beletweeyne but the Parliament of Somalia is changing it to Central Shabelle, a different area altogether. This we feel will make the community lose it's legitimacy in the federal government of Hirshabelle as well as Nationally. 

The issue at hand is about the Jidle community in Somalia and how they are being short-changed in the upcoming electoral process coming up in Somalia. Since Somalia is proceeding to elections in 2021 and every community has to list it's proper areas where it can get votes so that ballot boxes are placed for elections, the community needs to plan ahead. 

Jidle community has a seat in the Somalia National Assembly. It was created during the Mbagathi Somalia Conference in Nairobi, Kenya.

This seat was set to be occupied by Murule and Other Jidles in turns. Murule occupied the seat and  others some other times. We were doing this interchangeably well until few years ago,  A section of the Jidle made it like theirs....albeit without questions and even directions from the Jidle Ugas. The  Ugas makes decisions and Murules have lots of respect for him.

In 2016...Murules wanted to occupy the seat but were told, since the incumbent, Hon. Nuux, being one of us, was serving as a Minister in the Somalia Government, it was paramount we back him to make him stronger than his opponents and we obliged. We were looking for 2021 elections and things have changed again...We don't know what is happening

This time, Murules are looking for Jidle Ugaas to come up with a solution or else things will not be the same again in the Jidle Community. We want the Ugaas to make everything clear and we have our space.

Please share the information so that we have a way of communicating about this in a nice way.

Sunday, July 14, 2019

MANDERA EAST MP INAUGURATES FUNDRAISINGS FOR MADRASAS



The Kenya's Mandera East Member of Parliament, Hon. Omar Mohamed Maalim has presided a fundraising for Madrasas in Mandera East Constituencies. The annual event was coordinated by the joint Ulamas of Mandera County and is a life touching event for our children who are deservedly rewarded for their efforts.




May the Almighty Allah reward us all for our little efforts towards propagating the beautiful religion of Islam.

Tuesday, July 17, 2018

GUGUNDHABE HAWIYE IRIR SOMALI : BEESHA JIDLE (MURULE)

Gugundhabe consist of three Hawiye Somali Clans namely, Jidle, Baadicade and Jijele. They Live in many parts of Somalia, Ethiopia, Kenya and Areas bordering Djibouti. Murule, also called Jidle/Jiidle, Live in Kenya's North Eastern Province of Mandera County. Infact, The list of the Prominent Jidle Sons and Daughters include, The Current Lafey Constituency Member of Parliament is Hon. Abdi Mude Ibrahim. Former Mandera East and Lafey, Member of the Kenya Parliament, Hon. Shaaban Ali Issack & His Wife, Hon Hamara Ibrahim,  Former Mandera Township Member of Kenya Parliament, The National Assembly, Hon. Abdiaziz Ali Farah among others.


In Somali,

Jidle waa qabiil ka soo jeeda beel weynta Hawiye samaale ee dhul badan loogu yimid, wuxuu ka sii yahay beel weynta Irir, wuxuu kasii yahay beel weynta Hawiye,wuxuu ka sii yahay beesha Gugundhabe, beesha jidle waa beel degta sadexda wadan ee deriska ah, sida Soomaaliya, Kenya, iyo Itoobiya oo beeshu ay ku leedahay awooda iyo xooga ugu badan ee beesha. Dhinaca kale soomaaliya beeshu gobolada ay ka degto waxaa ka mid ah, gobolada Hiiraan ,Shabeellaha Hoose,Jubbada Dhexe iyo Muqdisho.Kenya waxay ka degtaa degmooyinka Mandera,Arabiya, Lafey ,Fino, Lebiixiya, Saala,Hareeri,Areesa Qumbiso, Saro Hindi,Waranqara, Baambo, Gaari iyo tuulooyin yaryar kale.

Beeshu dhinaca siyaasada ee Kenya way ku hor marsan tahay, waxay ku leedahay xildhibaano firfircoon, sida kor magacayahooda looga qore, waxaa ka dhashay beesha xildhibaankii alaha u naxariistee ladhihi jiray Cabdullahi aaba jana, oo ahaa ninkii Baarlamaanka Kenya u suuro geliyey inay soo xidhaan khamiiska, isaga iyo madax weyne Moi markey isku dhaceen, kadib loo ansaxiyey khamiiska in lala soo geli karo baarlamaanka Kenya, maa daama uu yahay dharka ugu sareeya ee islaamku xidho,waxaa kaloo beesha jidle kadhashay xildhibaan Shacbaan Cali Isaaq, oo wasiir kuxigeen Dowladaha hoose Kenya usoo ahaan jiray, waxaa kaloo beesha ka dhashay Maxamed Xuseen Qaras, oo hada kahore xilka xildhibaannimada ka haya dalka kenya. Xildhibaanka hada ugu jura barlamaanka Kenya dhinaca Lafey Constituency waxaa layirahaa Hon. Abdi Mude Ibrahim, Kan oo Magalaada Mandera waa Hon. Omar Sala.

Dhinaca itoobiya beeshu waxay degtaa degmooyinkan soo socda ee kala ah Mustaxiil, Mayu, Muli, Mieyse, Fiiq, Baabili, Borbode, Afdem, Muluqaa, Hawaasa, Here, Lagahida, waxaa kaloo beeshu ay degtaa sida gobolka baali magaalada Salaxaad, Gooba, Kurkuri, Mija, Gabrielle, Burqatirtire...

Beeshu waxay si aada u degen tahay ilaa iyo Burta Qundhudha oo ah meesha uu ku aasan yahay duqii ahaa Hawiye..Beeshu waxay xuduudo aad u adag la leedahay qowmiyada Oromada oo dagaalo badan la gasha, iyaga oo dufaaca xuduuda degaanka soomaalida ee dhinaca Addis Ababa iyo Nazareth, dhinaca siyaasada besha jidle Wixi Kilinka 5aad Ah, waxay uga jirtaa si firfircoon waxay beeshu lee dahay xildhibaano badan oo gaaraya ilaa iyo 6 xildhibaan,iyo hal Wasiir oo ah midka wax barashada, in kastoo saluug uu jiro waa la sugayaa wasiiro kale in beeshu yeelato mudooyinka soo socda, beeshu waa xoolo dhaqato Dhulka ay Joogaan, Ha ahaato Kenya, Ethiopia ila Somalia...

Waa Beesha uga xoola badan dhul baadiyeedka gobolada Harar iyo Gobolka Baali iyo Gobolka Shiniile iyo Gobolka Oromadu degto ee kidilka 4aad, dhinaca ganacsiga beeshu waxay ku xiran tahay Djibouti oo isku xidha kuna taalo wadada loo yaqaano xadiidka ee tareenku maro.


Waxaa kaloo beeshu lee dahay ganacsiga qaadka ee taga soomaaliya sida Muqdisho, Beledweyne, Dhuusamareeb, Guriceel, Baydhabo, Matabaan, Gaalkacyo, Garowe, Boosaaso. Beeshu waxaa kale ganacdsatadeedu Kujuraan sida Shirkada Safaricom, Shidaalka, Guriyaha (Real Estate) iyo Tacliinta...Wax barashada beeshu aad ayey xooga u saartay,dhinaca Qurbaha sida Carabta, UK (London, Manchester), USA, Canada, Australia iyo Wadamaha Kale Europe beesha waxaa la dhihi karaa waxay ka mid tahay beelaha hawiye ee ugu badan qurba joogta, dadkaas Qurbaha jooga ayey beeshu aad u quu dareyneysaa inay ka qayb qaataan wax ka bedelitaanka hor marinta siyaasada iyo wax la qaybsiga marxaladaha adag ee dalku ku sugan yahay haday noqoto Somaliya, Kenya, ama Somali Region of Ethiopia, in taba, waa beel hada ugun tatay isku duubni iyo wada shaqayn iyo midnimo lagu hanto waxyaabaha horyaala ee sugaya, kuna aadan wax laqaybsiga qowmiyadaha soomaalida ee wax kala dhexeeyaan meel kastaba ha joogeene,

Gugundhabe Hawiye, waxaa loo qeybiyaa labo kala ah: 

1. Jidle Gugundhabe - waa curadkii
2. Jibade Gugundhabe oo kala ah (Baadicade iyo Jijeele).

Adeer ayuu u yahay labadan reerood.

Qabiilka Jiidle wuxuu u kala baxaa 2 lafood: 

1. Muduraacdo Jidle
2. Weytaan Jidle.

Beeshu waxay leedahay ugaasyo dhaqameedyo, soo jiray weligood, iyo Suldaamo hada laga sameey Wadanka Kenya...Beeshu waxay lahayd ugaas kii ugu horeeyeyee Hawiye, iyadaa weligeed ba beeshu xubintaas horey u soo lahaan jirtay, ilaa markii dambe ugaas kii jidle uu ku xigeeno ahaan u maga caabay, intuu hawiye isagu wada yeeray, kuna yiri maadaama aan ahay ugaas waa inaad yee lataan ku xigeeno imatala, idinka oo ubixinaya imaam iyo malaaq iyo wabar, aritaana ilaa iyo iminka waa lagu dhaqmaa oo waa la wada ogyahay. Sanadka 2016 ila 2017, Jidlaha Kenya waxeey sameeysteen Suldaan oo layiraha Suldaan Mahmuud Khalif oo laga soo saare Mandera, Wadanka Kenya.

Beesha waxa kaloo ay laheed Suldaamo Kale sidi Suldaan Calinuur Ahmed Xaaji oo ku geeriyooday magalada Muqdisho gaar ahaan dagmada Hodan Sanadka 1991, caana ahaa alla u naxariisto, Jidle marka la fiiriyo itoobiya waa qabiilka kaliya u taagan qadiyada Hawiye ama Irir Samaale ba waxaana Ugaas u ah dhamaan waxii ku abtirsada Hawiye Ugaaska Cali Ugaas Nuure Ugaas Cismaan.

Beeshu waxay si mideysan u ilaalisaa xuduudkii kore ee Soomaaliya, beeshu waa mid ku mashquulsan ilaalada cadawga aan somaliga ahayn ee damucu wado. Dhinaca siyaasada soomaaliya beeshu waxay ka cayaartay door mu hiima oo la taaban karo, beeshu waxay usoo safatay sidii ay uga qaadan lahayd xubin tooda xeer Iajabkii dowlada federaalka ah lagu soo dhisay, beeshu waxay ka heshay intaaso xildhibaano.

Beeshu waxay qayb mar ka heshay garabkii Sheekh Shariif ee Jabuuti,oo beeshu ku yeelatay xubin baarlamaan oo kale, xilkaas oo si wada jira loogu doortay Mudane Axmed Sheekh Mukhtaar  oo loo yiqaano Sanyare, oo ah raga udub dhaxaadka u ah dowlada iminka jirta -Somalia. 

Beeshu Jidle -Murule waxay mar walba u taagan tahay midnimada iyo is fahan dhex mara beelaha Hawiye Irir Samaale iyo weliba umada Soomaaliyeed oo dhan, Beeshu waxay ka madax banaan tahay colaadaha sokeeyeee dalka ka dhacay ilaa Sanadihi 1991.....Beeshu waa mid mudan in lala tashado, ruuxii caafimaad qaba, maadaama ay san beeshu aqoonin colaad sokeeye.


Beesha Jidle wuxuu u kala baxaa 2lafood oo waa weyn oo kala ah :

1. Muduraacde
2. Weeytaan

Murule wuxuu u kala baxaa 4 Lafood oo Waweeyn oo kala degan Kenya, Ethiopia iyo Somalia. Wax yar ayaa kadegan Somaliland :

1. Cabdi Yabarseein
2. Sharmarke
3. Nacabsoor
4. Kuulow

BEESHA MUDARAACDO. 

Waxay degaan kuna xoog badan yihiin degaano hoos taga degmada Mustaxiil, oo dhowr lafood ayeyna u kala baxaan waxaan maalmaha soo socda idiin soo diyaarin doonaa lafaha iyo qebsimaha uu u sii kala baxaan dhamaan qabaailada Lafaha sida Abdi Yabarsein , Iyo Nacabsoor, Kuulow iyo Maxamed, wada tashi kadib hadii laga maarmi waayo waa soo gudbinaynaa.

Kala Soo Xiriir:

IBRAHIM ABDI DALAHOW NOOR DHAGAXOOW
Email: dalahow@gmail.com
Website: http://muruleonline.blogspot.com
CellPhone: +254-726-722-226/
Nairobi -Kenya
CellPhone:  +97156 9538569
Dubai -United Arab Emirates.

Monday, September 18, 2017

MURULE CLAN MPs AT THE KENYA PARLIAMENT CHAMBERS

Hon Abdi Mude being Sworn as a Kenyan MP at Parliament Chambers







Brothers Hon Abdi Mude, MP, Lafey Constituency, Mandera County, Kenya and Hon. Omar Mohamed Maalim, MP Mandera Town, Both of Murule Clan of the Greater Somali at the Kenya National Assembly (Parliament Chambers) in Nairobi, Kenya

Friday, June 02, 2017

CARADOONKA SALA IYO HAREERI

Somali Camel Caravan in Northern Kenya Region of Fino and Arabia loaded with Salty Soil