KUSOO DHAWAADA BEESHA MURULE ONLINE!!!...MURULE AMA MURALA WAA BEEL SOOMALIYEED OO DEGAN WADAMAHA KENYA, SOMALIA, ETHIOPIA IYO DHULKA SOOMALIYEED KALE...BEESHA WAXAY SIKALE LOO GARANAYAA JIDLE, WAXAANA WALAALA DHOW AY YIHIIN BAADICADE IYO JIJELE...ABTIRISKA MURULAHA WAA SIDAAN....MURULA- WEEYTAN-JIDLE- GUGUNDHABA- HAWIYE - IRIR - SAMAALE (SOMALI)

Thursday, June 18, 2020

KURAASTA GUGUNDHABE - GOLAHA SHACABKA SOMALIA


Kuraasta Gugundhabe Ee Golaha Shacabka xagee laga codeeynaa 2021. Waxaa Layiri sidi ad rabtiin ukala xusha deegamaha Doorashooyiinka....

Niinki tiin beera iyo kii timir tallaalaba taarikhdu way tusi



Arintaan qalalaaso ay keenti inu kursiga Jidle lageeyo Shabelaha Dhexe ee Hiiraan laga qaadi waayo Jidle weey degenyihiin Hiiraan. Sababtaas waxay keentay ina kurisga Jidle layiraha Mudane Nuux oo hada uhaaya kursiga Jidle inu mataleeynin jidle hada kabacdi

Saturday, May 09, 2020

CHIEF ABDINOOR GESSEY, 1959 IN RHAMU, MANDERA COUNTY

Our Murule Paramount Colonial Chief 1959, Late Aba Abdinoor Gessey in Rhamu, Mandera County.  He is a father to our brother, Abdillahi Abdinoor Gessey, Secretary General EFP Part of Kenya and a Grandfather to our Lafey Constituency Politician Hon. Jelle Noor Bulle Gessey.



Sunday, April 26, 2020

MADAXWEEYNAHA DOOWLAD DEEGAANKA SOMALI REGION - ETHIOPIA

Ina cagjar waxa uu soo wado iyo wabiga yaa weyn.

Beesha jidle oo ah beesha ogu badan beelaha hawiye ee daga dowlad deegaanka somalida ethopia ayaa gabi ahaanba mar qur ah weysay, gudoomiyahii jaamacada jig jiga oo lagu badalay nin eey isku laf yihiin madaxweyne cagjar oo ah ogaadeen reer isaaq.

Halka xubnihii xisbiga barwaaqa ka soo gaaray deegaanka oo ahaa 23 xubnood oo loo qeybinaayo 92 degmo oo eey ka koobantahay DDS.


Afartii degmaba waxa eey xaq u leedahay 1 xubin oo xisbiga ah beesha jidle oo si gaar ah u dagta 4 dagmo wax xubin ah kuma laha halka beesha karanle oo dagta 2 dagmo xubintii jidle loo siiyay hawiye ahaan.

Beesha karanle waxey horay u haysatay wasiirkii jidle, safiirkii ethopia ee somalia oo hawiye loo xisaaabiyo awood qeybsiga DDS.

Halka beeshii ogu badneyd hawiye ee jidle eey marqaati ka tahay xubnaha siyaasad eey helaayaan beelaha hawiye iyagoo si gaar ah u dago degmooyinka kala ah.

1. Ma'iise
2. Mustaxiil
3. Mayuu
4. Lagahida, oo horay cadalad dara kaga jirtay
Waxeey wax ka dagaan degmoyiinka kala ah.
5. Qubi
6. Babiley
7. Dhanaan
8. Fiiq
9. Tuliguleed
10. Afdama
11. Babileey

Guud ahaan beesha jidle degmooyinka ee dagaan waa 11 degmo mana laha
1. Wasiir buuxa
2. Maareeye
3. Xubin xisbi
4. Gudoomiye baarlamaan
5. Gudoomiye gobala waliba gobalka errar degmooyiinka ogu badan ayeey ka dagaan sida degmooyinka, FIIQ, MAYUU, LAGAHIDA, QUBI cadaalad darada jirta ayeey ahey in gobala aad ku yeelato degmooyinka ogu badan gudomiyane aad ka aheyn.

 Beesha jidle  oo dagta labada xuduud ee somalia iyo oromia ahna halka laga difaaco oramada damacsan dhul balaarsiga waxba looma ogol hadii eey sidaan ku sii socoto beesha jidle go,aan lama filaan ah ayeey gaari doonta.

Sidoo kale waxaan halkaan baaq oga direysa ra'isul wasaraha ethopia Abiya Ahmed in uu si dhow ola socdo xaalad deeganka ee cadaalad darad daashatay.

#Gugundhabecommunity

Sunday, March 22, 2020

MURULE COMMUNITY IN HIRAAN REGION - SOMALIA


The Clan Composition of Somali Clans in Hiraan Region of Somalia, bordering Somalia -Ethiopia Border. 

Wednesday, March 18, 2020

HARERI LOCATION -MANDERA EAST CONSTITUENCY


Hareri Location is the headquarter of Sala Division...... lies in Mandera East Constituency and Near the Kenya-Ethiopian Border.... it is a famous village for Agriculture and supplies most of it's products to Mandera Town.  

Thursday, March 05, 2020

LIYU POLICE OO GUGUNDHABE BARAKICIN KU HAAYA DEEGANKA SOOMALIDA ETHIOPIA



Jabhada beesha ogadeen ee liyuu bolis oo gumaad ba an u gaysatay beesha gugundhabe hawiye ee dagan Gobolka fiiq gaar ahaan tuulada samane. Xataa caruurtii 1 jirka ahayd lama.dhaafin safbaa laga maray

Waxa si toos ah u bilaabtay barakicin baahsan.  Oo beelaha Aan ogadeenka ahayn lagaga bara kicinayo guud ahaan somali galbeed waxan rajaynaya in la.iska celin doono jabhada liyu boolis dhawaan dhirbaaxo ba ana lagu dhufan doono. 

Walalaha Ogaaden Ah,  Ogadaan dhiiga walalhood Ee dadanaayo xaqdarada ineesan meel kutageen waxaa lasoo sheegaya shimasho Dhawac Loogestay beelaha gugundhabe  degan Kilinka Shanaad. 

Irir samale ha kaco arintaan wax ha ka qabto. 


Sunday, January 05, 2020

ARABIA SOLAR WATER PUMPING - MANDERA COUNTY

Arabia hybrid Solar water pumping installation , Arabia Ward , Mandera C...