Mashallah maanta oo ahayd Sabti waxaa lugu qabti Shir mideeyneeyso arimaha Beesha Murule Weeytaan ee dhanka Somalia oo laba musharax ay utaaganyihiin kursiga aqalka sare federaalka Somalia lugu qabti magaalada Nairobi
Shirkaas oo loo dhamaa Odayaal, Aqoonyaano, Waxgarad, Dhalinyaro ayaa lugu qabti Nomad Palace Hotel, Nairobi looga tala galay inay kahadlaan moowqifyaashooda hadii kursiga ay helaan Inshallah
Mudane yaasha waxay ahaayeen Mudane Abdirizack Yerow Mohamud iyo Mudane Dekow Dirie Sagar
Muhimada shirka wuxuu ahaa midnimada murule. Iyo sida musharaxinta murule ugu wada shaqeen lahayeen hormarinta reerka.
Beesha waxay iskuracdi inay anago midheeysan wadajir aah an korsiga federalka an radsano
Beesha xibinteeyda Nairobi gaar aahan dhalinyaradha iyo aqoonyasha aad iyo aad ayeey usoodaweyeen wan laga midheeysmay Mashallah.
Sawiro