KUSOO DHAWAADA BEESHA MURULE ONLINE!!!...MURULE AMA MURALA WAA BEEL SOOMALIYEED OO DEGAN WADAMAHA KENYA, SOMALIA, ETHIOPIA IYO DHULKA SOOMALIYEED KALE...BEESHA WAXAY SIKALE LOO GARANAYAA JIDLE, WAXAANA WALAALA DHOW AY YIHIIN BAADICADE IYO JIJELE...ABTIRISKA MURULAHA WAA SIDAAN....MURULA- WEEYTAN-JIDLE- GUGUNDHABA- HAWIYE - IRIR - SAMAALE (SOMALI)

Monday, May 24, 2021

WANTEEY / QURQURA IYO YETHO(YEDO) ARE IN ALUNGU WARD - LAFEY CONSTITUENCY

 

#War degdeg ah - 24/05/2021

GARRE iyo MURULE oo isku horfadhiya degaanka WANTEEY.

Reer guuraaga beesha GARRE ayaa maanta weerraro ku qaaday xoolaleyda beelweynta MURULE iyaga oo ku weeraraya goob biyo-dhig ah oo ku taal Agagaarka WANTEY. Dhawr qof oo dhaawac ah oo labada dhinac ah ayaa la soo sheegayaa.

Sababta ka dambeysa isku dhaca wali lama fahmin. Laakin ina la fahmo waaye WANTE, QURQURA iyo YETHO inay katirsanyihiin Alungu Ward oo katirsan LAFEY CONSTITUENCY. 

WANTEEY waa marin biyood muhiim ah oo u dhaxeeya labada Qabiil ee hore wax u soo dhex maray.

Dagaal beeleedka GARRE iyo MURULE ayaa ah mid ay ka siman yihiin maqalka dhagaha bulshada Rer Mandheera.