KUSOO DHAWAADA BEESHA MURULE ONLINE!!!...MURULE AMA MURALA WAA BEEL SOOMALIYEED OO DEGAN WADAMAHA KENYA, SOMALIA, ETHIOPIA IYO DHULKA SOOMALIYEED KALE...BEESHA WAXAY SIKALE LOO GARANAYAA JIDLE, WAXAANA WALAALA DHOW AY YIHIIN BAADICADE IYO JIJELE...ABTIRISKA MURULAHA WAA SIDAAN....MURULA- WEEYTAN-JIDLE- GUGUNDHABA- HAWIYE - IRIR - SAMAALE (SOMALI)

Saturday, May 08, 2021

HIIRAAN REGION : GUGUNDHABE HAWIYE NEED TO SET UP A PLAN

 

Gugundhabe Hawiye in Hiiraan need to come up with a strategic plan. 

#Talo_soo_jeedin
Dhamaan dhalinyarada aqoonyhanada odiyaasha Wax garadka #Westland_state  iyo Qof kasta #Westlander Ah Waxaan u soo jeedin lahaay ciidanka Amniga sugaya Hala Garab Istaago Waxaan Ku Hurudnaa Waa Ciidankaa , Gabdhuhu Aad Bay Ugu Amaanaya Sida Ugarab Istaageen Ciidanka #Westland_state Dadaalku Wu Socdaa.


Ciidanka #Westalan_state Waxay Utaaganyihiin Ilaalinta Dhulkooda Marka Ay Jiraan Dhaqdhaqaaq Amniga Lid Ku ah , Cid Waliba Isku Dayda Dhulballaarsi Nuucay Rabto Ha Ahaato , 
Waxaa Innagu So Wajahan Mowjado Kale Oo Waa Weyn ,Dadkii Jareertan So Taraarixiyay Waa Ay Joogaan , Gobolka Ayagoo Damac Fog Leh .

In La Mamnuuco Shir lagu Qabto Galbeedka Beledweyne  ..Shirka halagu Qabto meel aan eheen. 
#Westland_State Guulaysta  

Monday, April 12, 2021

TAARIKHXDA BEESHA MURULE WEEYTAAN JIDLE


MURULE WEEYTAN waa beel oo kamid ah beelweeynta JIDLE.

JIDLE waa Beel ama qabiil ka soo jeeda beelweynta HAWIYE IRIR SAMAALE ee dhulka Somalia iyo Dowlad Deeganka loogu yimid. Dhulka Somalida waa Shanta Soomaliyeed oo Kakooban Kenya, Ethiopia, Djibouti, Somaliland iyo Somalia. 

BEESHA JIDLE Waxay yihiin beesha Gugundhabe, beesha jidle waa beel degta sadexda wadan ee deriska ah, sida Soomaaliya, Kenya, iyo Itoobiya oo beeshu ay ku leedahay awooda iyo xooga ugu badan. 


SOMALIA
Dhinaca kale soomaaliya beeshu gobolada ay ka degto waxaa ka mid ah:
GOBOLKA HIIRAAN 
SHABELLAHA DHEXE
SHABELAHA HOOSE
JUBADA DHEXE
MUQDISHO

KENYA:
Kenya waxay ka degtaa degmooyinka:
MANDERA
HAREERI HOOSLE
CARABIYA
FINO
LAFEY ALUNGU
WARANQARA
BAMBO
JABIBAAR
RHAMU
SALA
HAREERI
QUMBISO
QALAALIO
LIBIXIYA
GARBA QOLEEY
NEBOI iyo tuulooyin yaryar kale

Beeshu dhinaca siyaasada ee kenya way ku hor marsan tahay, waxay ku leedahay xildhibaano firfircoon, waxaa ka dhashay beesha xildhibaankii alaha u naxariistee ladhihi jiray Cabdullahi aabo jano, oo ahaa ninkii Baarlamaanka Kenya u suuro geliyey inay soo xidhaan khamiiska, isaga iyo madax weyne Moi markey isku dhaceen, kadib loo ansaxiyey khamiiska in lala soo geli karo baarlamaanka, maa daama uu yahay dharka ugu sareeya ee islaamku xidho,waxaa kaloo beesha jidle kadhashay xildhibaan Shacbaan cali isaaq,oo wasiirka boostada horey usoo ahaan jiray, waxaa kaloo beesha ka dhashay Maxamed Xuseen Qaras, oo hada xilka xildhibaannimada ka haya dalka kenya.

ETHIOPIA - DOWLAD DEEGAANKA SOOMALIDA 
Dhinaca itoobiya beeshu waxay degtaa degmooyinkan soo socda ee kala ah:
MUSTAXIIL
MAYU
MULI
MIEYSE
FIIQ
BAABILI
BORDODE
AFDAM
MULUQAA
HAWAASE
HERE
LAGAHIDA
SALAXAAD 
GOOBA
KURKUR
MIJA
GABRIILE
BURQAA TIRTIRE

Beeshu waxay si aada u degen tahay ilaa iyo BURTA QUNDHUDHA oo ah meesha uu ku aasan yahay duqii ahaa HAWIYE IRIR SAMAALE.

Beeshu waxay xuduudo aad u adag la leedahay qowmiyada oromada oo dagaalo badan la gasha, iyaga oo dufaaca xuduuda degaanka soomaalida ee dhinaca adis ababa iyo nasireet,dhinaca siyaasada besha jidle WIXII KILILKA 5AAD AH waxay uga jirtaa si firfir coon waxay beeshu lee dahay xildhibaano badan oo gaaraya ilaa iyo 6 xildhibaan,iyo hal wasiir oo ah midka wax barashada, in kastoo saluug uu jiro waa la sugayaa wasiiro kale in beeshu yeelato mudooyinka soo socda,beeshu waa xoolo dhaqato u badan dhul baadiyeedka gobolada herer iyo gobolka baali iyo gobolka shiniile iyo gobolka oromadu degto ee kililka 4aad


DINACA GANACSIGA beeshu waxay ku xiran tahay (Xaga Dowlada Deeganka) Wadanka jabuuti oo isku xidha kuna taalo wadada loo yaqaano xadiidka ee tareenku maro,waxaa kaloo beeshu leehdahay ganac siga qaadka ee taga soomaaliya sida 

MUQDISHO
BELEDWEEYNE
SAMAREEB
GURICEEL
BEYDHABO
MATABAAN
GALKACYO
GAROWE
BOSASO

Beeshu waxaa kale ganacdsatadeedu udiri jireen qaadka wadamaha Ingriiska (london) Holland, Sweden.

WAX BARASHO beeshu aad ayey xooga u saartay,dhinaca QURBAHA beesha waxaa la dhihi karaa waxay ka mid tahay beelaha hawiye ee ugu badan qurba joogta, dadkaas QURBAHA jooga ayey beeshu aad u quu dareyneysaa inay ka qayb qaataan wax ka bedelitaanka hor marinta siyaasada iyo wax la qaybsiga marxaladaha adag ee dalku ku sugan yahay haday noqoto SOMALIA, KENYA iyo ETHIOPIA in taba, waa beel hada ugun tatay isku duubni iyo wada shaqayn iyo midnimo lagu hanto waxyaabaha horyaala ee sugaya, kuna aadan wax laqaybsiga qowmiyadaha soomaalida ee wax kala dhexeeyaan meel kastaba ha joogeene,

GUGUNDHABA HAWIYE waxaa loo qeybiyaa labo kala ah: 
1.JIDLE 
2. JIBADHE (BAADICADE IYO JIJELE). GALJECEL ama SARANSOOR waxaa loo yahay REER ABTI. Waxaa soo kori GUGUNDHABE. Sidaas oogeed GUGUNDHABA ayaa lugu tiriyaa.

Jidle waa curadkii Gugundhabe Hawiye, wuxuu ugu qumanyahay baadicade iyo Jijele Adeer. 

Beesha Jidle waxay leedahay ugaasyo dhaqameedyo, soo jiray weligood,oo beeshu waxay lahayd u gaas kii ugu ho reeyey ee HAWIYE, iyadaa weligeed ba beeshu xubintaas horey u soo la haan jirtay,ilaa markii dambe ugaas kii jidle uu ku xigeeno ahaan u maga caabay, intuu hawiye isagu wada yeeray,kuna yiri maadaama aan ahay ugaas waa inaad yee lataan ku xigeeno imatala, idinka oo u bixinaya imaam iyo malaaq iyo wabar, aritaana ilaa iyo iminka waa lagu dhaqmaa oo waa la wada ogyahay, ugaaska hada xilka ugaas nimo haya waa ugaas CALI UGAAS NUURE UGAAS CISMAAN OO ka dhax lay aabihiis jagada kadib markii uu dhintay alaha u naxariistee ugaa NUURE sanadka 1993, looguna magacaabay xilkaas,kalfadhi balaaran oo ay wadeen ergooyin loo kala diray dhulalka beelaha jidle degaan oo idil,sida kenya itobiya iyo somaliya kadibna si wada jira loogu doortay looguna maga caabay ugaas cali ugaas nuure ugaas cismaan ugaas cilmi,beesha waxa kaloo ay laheed SULDAAN CALINUUR AXMED XAAJI oo ku geeriyooday magalada muqdisho gaar ahaan dagmada hodan 1991, caana ahaa alla u naxariisto, jidle marka la fiiriyo itoobiya waa qabiilka kaliya u taagan qadiyada hawiye ama irir samaale ba waxaana ugaas u ah dhamaan waxii ku abtirsada hawiye ugaaska JIDLE MARXUUM UGAAS CALI UGAAS NUUR. Hada wilkiisa ayaa xilka haaya oo wili sii ah UGAASKA HAWIYE Dowlad Deeganka Soomalida DDS.

Beesha Dhanka Kenya Waxay Suldhaan Udoorati SULDHAAN MAXMUUD KHALIF. 

JIDLE wuxuu u kala baxaa 2 lafood: 
1- WEEYTAAN
2- MUDURAACDO 

Beeshu waxay si mideysan u ilaa lisaa xuduudkii kore ee soomaaliya, beeshu waa mid ku mashquulsan ilaalada cadawga aan somaliga ahayn ee damucu wado

dhinaca siyaasada soomaaliya beeshu waxay ka cayaartay door mu hiima oo la taa ban karo, bee shu waxay usoo safatay sidii ay uga qaadan lahayd xubin tooda xeer jajabkii dowlada fedraalka ah lagu soo dhisay, beeshu waxay ka heshay hal xildhibaan oo la yiraahdo MUDANE C/FATAAX AXMED MUUMIN SHEEKOOY oo ka mid ahaa ragii u soo saftay isuna taagay raadinta qaran soomaaliyeed, markii dambe c/fataax wuxuu ka mid ahaa xildhibaanadii is casilay,markuu arkay taag darida dowlada iyo culayska sii kordhaya ee saaraa shacbiga reer muqdisho, waxay xilkiisii beeshu si wada jir ah ugu dhiibtay MUDANE CALI QAYLOOY MUUMIN, OO horey u ahaan jiray gaashaanle sare wakhtigii dowladii maxamed siyaad bare,beeshu hadana waxay qayb ka heshay garabkii sheekh shariif ee jabuuti,oo beeshu ku yeelatay xubin baar lamaan oo kale,xilkaas oo si wada jira loogu doortay MUDANE UGAAS AXMED SHEEKH MUKHTAAR (SANYARE), oo ah raga udub dhaxaadka u ah dowlada iminka jirta,beeshu waxay mar walba u taagan tahay midnimada iyo is fahan dhex mara beelaha HAWIYE,IRIR,SAMAALE,iyo weliba umada soomaaliyeed oo dhan,beeshu waxay ka madax banaan tahay colaadaha sokeeyeee dalka ka dhacay,beeshu waa mid mudan in lala tashado, ruuxii caafimaad qaba, maadaama ay san beeshu aqoonin colaad sokeeye.

MUDANE UGAAS AXMED SHEEKH MUKHTAAR (SANYARE) waa Ugaaska Beesha hada wadanka Ethiopia. 

Jidle wuxuu u kala baxaa 2 lafood oo waa weyn oo kala ah : 
1. MUDURAACDE IYO 
2. WEEYTAAN JIDLE

WEEYTAAN waxa uu kala baxaa 2 lafood oo hoose: 
1. MURULE. 
2. DALCOWSTIRE

MURALE WUXUU U KALA BAXAA 4 LA FOOD OO WAA WEYN oo kala ah:
1. YABARSEIN - Magaciisa Kale waa Abdi
Kakooban Waceeysi Abdi, Xirsi Arfax Abdi, Warsame Daawit Abdi, Dikri Samakaab Abdi

2. SHARMARKE  - Kakooban Halane Sharmarke, Egal Sharmarke iyo Ali Sharmarke.
3. KUULOW -  Kakooban Kulmiye, Abdille, Maalin iyo Siyaad
4. NACABSOOR - Waa Mooge, Mohamed

DALCAWSTIRE wuxuu u kala baxaa 4 lafood oo waa weyn oo kala ah:
1. AGAY
2. CADE 
3. MAXAMED 
4. DIINLE

WAXAA KUU SOO HARAY BEESHA MUDARAACDO. waxay degaan kuna xoog badan yihiin degaano hoos taga degmada mustaxiil, oo dhowr lafood ayeyna u kala baxaan waxaan maalmaha soo socda idiin soo diyaarin doonaa lafaha iyo jebsimaha uu u sii kala baxaan dhamaan qabaa. 

Sunday, December 13, 2020

UGAASKA MURULE WEYTAN JIDLE - DDS SOMALI REGION - ETHIOPIA


OGEEYSIIS!!!

Ugaaska Murule Weytaan - Dowlad degaanka Soomalida Ethiopia (Somali Region) wa kaas. Mudane Ugaas Ahmed Sheikh Mukhtar Sanyare.
Mashallah.....💯

Saturday, December 12, 2020

CALEMA SAARKA UGAASKA BEESHA MURULE WEEYTAAN JIDLE - DOWLAD DEEGAANKA SOOMALIDA - SOMALI REGION OF ETHIOPIA




 Berito Inshallah. Caleema Saarka Ugaaska Beesha Murule - Somali Region - Dowlad Degaanka Soomalida Ethiopia

KURSIGA AQALKA SARE FEDERAALKA SOMALIA - BEESHA MURULE WEEYTAN JIDLE

Mashallah maanta oo ahayd Sabti waxaa lugu qabti Shir mideeyneeyso arimaha Beesha Murule Weeytaan ee dhanka Somalia oo laba musharax ay utaaganyihiin kursiga aqalka sare federaalka Somalia lugu qabti magaalada Nairobi

Shirkaas oo loo dhamaa Odayaal, Aqoonyaano, Waxgarad, Dhalinyaro ayaa lugu qabti Nomad Palace Hotel, Nairobi looga tala galay inay kahadlaan moowqifyaashooda hadii kursiga ay helaan Inshallah

Mudane yaasha waxay ahaayeen Mudane Abdirizack Yerow Mohamud iyo Mudane Dekow Dirie Sagar

Muhimada shirka wuxuu ahaa midnimada murule. Iyo sida musharaxinta murule ugu wada shaqeen lahayeen hormarinta reerka.

Beesha waxay iskuracdi inay anago midheeysan wadajir aah an korsiga federalka an radsano 

Beesha xibinteeyda Nairobi gaar aahan dhalinyaradha iyo aqoonyasha aad iyo aad ayeey usoodaweyeen wan laga midheeysmay Mashallah.

Sawiro



























Saturday, November 28, 2020

GHARRI COMMUNITY MUST BE DISARMED FOR SECURITY OF MANDERA COUNTY

What the Garre - Gharri Community are doing around Lafey Elwak Border is not good for the Peace in Mandera County. The militia captured today around Alungu, we are told  are Gharre Terrorists enlisted under Al Shabaab in Mandera County who have made the Mandera Lafey Road Impassable due to security concern.


Of late, there were unconfirmed reports of some Politicians creating a Ragtag Militia in around Mandera Elwak area. These militia sometimes lialise with armed groups to create havoc within Mandera County. We urge the Ministry of Interior and National Coordination and other security apparatus to investigate and apprehend these people or get us a go ahead with the Gharri Community. 

This Gare community has fought with almost all tribes in Northern Kenya. They fought with the Borana along Moyale Marsabit area, They fought with Ajuraan in the Bute/Buna area, They Fought with Degodia in Mandera North, They also fought with Marehan in Elwak Boruhache area. They have in several instances fought with the Murule Community to no avail. 

                                               

We need Peace and the Gharri Community must be disarmed by the Government of Kenya.